Wasaaradda Caafimaadka oo la xisaabtamaysa Dhaqaatiirta iyo Xarumahooda Caafimaad.

0

Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Cismaan daalo oo Maanta la hadlay warbaahinta aya Waxaa uu sheegay in Wasaaradda Caafimaadku ay bilowday la xisaabtanka iyo dabagalka dad aan lahayn qibrad Caafimaad oo sheeganaya inay yihiin dhaqaatiir taasi oo uu sheegay in ay tahay been abuur aan sal lahayn.

Wasiir ku Xigeenka ayaa sheegay in Wasaaradda Caafimaadku ay bilowday qorshe lagu kontoroolayo dhaqaatiirta iyo Xarumahooda caafimaad ee ka howlgala Guud ahaan dalka Soomaaliya

Waxaana uu intaa ku daray in Ciddii ay ku Cadaato arimahaan tallaabo laga qaadayo sida uu yiri.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here