Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa sheegay in uu Maqlaayay Saxanka Taageerayaasha kooxda Manchester United kadib markii uu badalay laacibka Anthony Martial ciyaartii ay guusha ka gaareen kooxda CSKA Moscow,
Louis van Gaal Hogaamiyaha kooxda Manchester United ayaa Tilmaamay in uusan aheyn mid dhagool ah sababtii ka dambeesay in uu badalo ay aheyd in ay kooxdiisa guul ka gaarto kooxda CSKA Moscow ciyaaraha Champions League.
Marouane Fellaini ayaa ciyaartii xalay badal kusoo galay kadib markii lagu badalay laacibka hore ee kooxda as Monoco waxaan arintaas aad kga xumaaday Taageerayaasha kooxda Manchester United.
United ayaa xalay wajihi laheyd barbirihii 4-aad oo goolal la’aan laakin waxaa arintaas diiday Kaptanka kooxda Manchster United Super weyne Rooney.

