Sawiro: Gudoomiyaha Cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir yuusuf Xuseen Jimcaale (madaale) oo Xilka la Wareegay

0

Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir yuusuf xuseen Jimcaale (madaale) ayaa maanta xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir kala wareegay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed xuseen Mungaab.

Xaflad si heer sare losoo agaasimay ayaa Maanta Lagu qabtay xarunta Dowlada Hoose ee Maamulka Gobolka Banaadir waxaana kasoo qeyb Galay Mas’’uuliyiin dowlada soomaliya ka Tirsan sida  wasiira arimaha Gudaha dowlada soomaliya Mudane C/raxmaan Maxamed xuseen Odawaa iyo Madax kale

Ugu Horeyntii  waxaan Goobta ka Hadlay Gudoomiyihii Hore ee Maamulka Gobolka Banaari xasan Maxamed xuseen Mungaab isagoona sheegay in uu aad ugu Faraxsan yahay in xilka Gudoomiyaha Gobolka  Banaadir uu ku wareejiyo mudane yuusuf xuseen Jimcaale (madaale) oo lagu magacaabay wareegto kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha soomaliya.

Dhanka kale waxaa Goobta ka Hadlay Gudoomiyaha cusub ee Maamulka Gobolka Banaadir yuusuf xuseen Jimcaale (madaale) isagoona sheegay in uu wax badan ka qaban doono Howlaha losoo magacaabay Mahad Balaaran ayuu u jeediyay Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir Xasan Maxamed xuseen Mungaab.

Cod 1 Gudoomiyihii Gobolka Banaadir xil wareejinta

Cod 2 Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir

Halkaan ka daawo Sawirada

12185535_1645525255686227_2248861801502705479_o 12185362_1645525172352902_4605722156332049311_o 12184169_1645525115686241_2359355440999633021_o

12185535_1645525255686227_2248861801502705479_o

12185535_1645525255686227_2248861801502705479_o

12186304_1645525812352838_388741117954301639_o

12186331_1645526302352789_5763407815983072788_o

12188238_1645525352352884_1154270920622116483_o

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here