Bayern Munich ayaa Garoonka Allianz Arena ku qaabili doonta kooxda Darmstadt ciyaaraha DFB-Pokal wareega 3-aad xili isku aadkiisa lasoo saaray koobkaas.
Ma jirto koox ku guuleysatay marar badan koobkaan marka laga yimaado kooxda Beyer Munich oo koobkaan ku guuleystay 17-jeer Halka kooxdii difaacanaysay ee Wolfsburg ay iskaaga Hartay koobkaan
DFB-POKAL DRAW IN FULL
Unterhaching vs Bayer Leverkusen
Erzgebirge Aue vs Heidenheim
Augsburg vs Borussia Dortmund
Borussia Monchengladbach vs Werder Bremen
Bayern Munich vs Darmstadt
1860 Munich vs Bochum
Nuremberg vs Hertha Berlin
Stuttgart vs Eintracht Braunschweig

