Diyaarad Ruuska Laga Leeyahay oo Lagu Soo Ridey Gobolka Idlib ee ku Yaala Waqooyoga dalka Siiriya(Daawo Sawirrada)

0

Wasaaradda Gaashaandhiga Dowlada Ruushka ayaa xaqijisay in Diyaarad dagaal ay lahaayeen ciidanka in lagu soo ridey Gobolka Idlib ee kuyaala Waqooyoga dalka Siiriya.

Sidoo kale Muuqaalo iyo Sawiro ay soo bandhigeen xoogaga Islaamiyiinta ee gacanta ku haya Gobolka Idlib ee kuyaala Waqooyoga dalka Siiriya,ayaa muujinaya diyaaradan lasoo riday oo gubaneysa, waxa ayna xoogaga hubeesan ay jiid jiideen meydadka qaar kamid ah Askartii Ruushka ee diyaarada saarnaa.

Diyaaradaha Dagaalka Ruuska ayaa Bilihii dambe duqeymo ka waday qeybo  kamid ah Gobolada dalka Syria iyadoo duqeymaha intooda badan ay saameen ay ku yeeshtaan dad shacab ah.

alep_1 alep_3 alep_4 alep_5 (1)  alep_6 alep_7 alep_8

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here