Akhriso:-Gudoomiyaha Gobolka oo ku Fashilmay Qorshe uu ku Doonayay in Degmada Kaxda kaga Saaro Degmooyinka Gobolka Banaadir

0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Sheikh Xuseen Jimcaale(Madaale)  ayaa ku fashilmay qorshe uu ku doonayay in degmada Kaxda uu kaga saaro degmooyinka Gobolka Banaadir si Gobolka uu u noqdo 16-degmo.

Sababaha ugu weyn ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho uu ku damcay in Degmada Kaxda kaga saaro Degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay kadib markii maamulkiisa uu ku guuldareystay in uu wax ka qabto isqabqabsiga dhulalka oo kusoo badanaya degmadaas.

Halkaan Hoose ka Akhriso warqada Cadeynta kasoo baxday wasaaradda Arrimaha Gudaha 

warqad cad

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here