Thiago Silva: Guul ayaan kasoo qaadan doonaa Garoonka Santiago Bernabeu

0

Daafaca kooxda Paris Saint-Germain Thiago Silva ayaa aamisan in kooxda Magaalada Paris ay guuleysan doonto markay Takto Magaalada Madrid ee dalka Spain kulan ka Tirsan koobka Champions League

Kooxda Horyaalka dalka france ayaa 10-dhibcood ku Hogaaminaysa Horyaalka dalka France kadib gushii ay ka gaartay kooxda Rennes kulankii xalay dhacay qeybtii dambe ciyaarta ayaa waxaa Gool dhaliyay xidiga Angel Di Maria’

Xidigaan ayaa kasoo muuqan kulankii kusoo dhamaaday 0:0 ee ka dhacay Magaalada Paris laakin waxa uu aamisan yahay in guul kala soo laaban doonaan kulanka ka dhacay Magaalada Madrid gaar ahaan Garoonka Santiago Bernabeu

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here