Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya  C/qaadir Sheekh Cali Diini oo Gaaray Magaalada Caabudwaaq(Daawo Sawiradda)

0

Wafdi uu Hogaaminaayay Wasiirka Gaashaandhiga Somaliya General C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud.

Wasiirka iyo xubno uu horkacaayay, ayaa waxaa Garoonka ku soo dhaweeyay Masuuliyiinta Maamulka Degmada. Masuuliyiinta ku soo dhaweysay Garoonka Caabudwaaq waxaa ku jiray Abaan Duulaha Ciidamada qaybta 21-aad, Korneyl C/laahi Aadan Xuseen (Cirro).

General C/qaadir Sheekh Cali Diini oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegay in ujeedka wafdi uu yahay sidii ay u qiimeyn laaheeyeen xaalada Magaalada iyo kulamo ay la qaadan doonaan shacabka Magaalada.

1469117226e530d 1469117231a7289 1469117235e89a8 14691172276e258 14691172334f91c 1469117236793b2 146911723469609

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here