Kooxda Sevilla ee Horyaalka dalka Spain ayaa doonaysa in ay dib usoo ceshato xidiga Jesus Navas kaasi oo haatan ka Tirsan kooxda Manchester City ee dalka Ingiriiska.
Macalinka cusub ee kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa liiska ku darsaday Jesus Navas xidiga uu lasoo shartagi doono xili ciyaareedka cusub ee 2016/2017.
Sevilla ayaa xidigaan iska iibisay xili ciyaareedkii 2013-kii kadib markii uu ka dhaqaaqay garoonka Ramon Sanchez Pizjuan sanadaha soo socda waxaa dhacaya heshiiskiisa Garoonka Etihad Stadium.

