Puntland oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da.

0

Amar kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta  Maamulka Puntland ayaa Gobolada  Puntland looga joojiyey dhagaysiga Idaacada VOA laanteeda AfSoomaaliga.

Wasaaradu waxay sheegtey in xanibaad lagusoo rogay Mowjadihii looga dhagaysan jirey VOA,waxaana lagu amray FM-yada ay dhexmarto Idaacaddu inay joojiyaan Wada Shaqeynta ay la leeyihiin VOA-da.

Maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in talaabo sharciga Waafaqsan laga qaadi doono cidii fulin wayda Amarka kaso baxay Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Puntland oo uu ku Saxiixnaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Soocadde.

Warar Hoose oo ay Helayso Idaacadda Simba ee Muqdisho ayaa sheegaya in Puntland uu dhibsaday warar VOA-du ka baahisay deegaanada Maamulkaasi waxaana Madax ka tirsan Puntland ay ku Sifeeyeen Wararkaasi Kicin Dadweyne siday hadalka u dhigeen.

Hakaan hoose Ka Akhriso  qoraalka lagu Mamnuucista dhageysiga Idacaada  VOA.

 

12196348_447704728767802_7200916696253538113_n

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here