Ciidamada NISA oo Gacanta ku Dhigay Gaari Laga Soo Buuxiyay Waxyaabaha Qarxa+Sawirro

0

Ciidamada Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa Gacanta ku dhigay  gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha iyo hub sarnaa deegaanka Ceelashada Biyaha ee Duleedka magaalada Muqdisho.

Qabashada Hubka iyo Gaariga Ayaa ka dambeysay kadib markii ay Ciidamada NISA howlgal ka sameeyeen deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Dhanka kale Sarkaal ka tirsan hay’adda NISA ayaa SONNA u sheegay in tallaabadan ay gacan ku siiyeen dadweynaha Soomaaliyeed ee ku sugan Deegaanka Ceelasha Biyaha ee Duleedka Magaalada Muqdisho.

11111-1 13639830_845654655569289_1125245768_o 13709637_845654678902620_950911434_o 13709750_845654828902605_1319383953_o 13713362_845654708902617_893188621_n-1

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here