Dhageystayaal ku soo dhawaada Barnaamijka dhibane ee Idaacada simba ee Magaalada Muqdisho waana Galabnimo Arbaco ah Tariikhdana ay ku beegan tahay 28-10-2015 Barnaamijka waxa uu idin kaga imaanayaa Maanta Studiyaha simba ee magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan waxaan ku Wareysanay dhibane Xaliimo xuseen Wehliye oo mudo afar sano ku xanuunsanaysay

