Macalinka kooxda Manchester United Louis van Gaal ayaa aaminsan in kooxda Manchester City ay ugu Cadahay ku Guuleysiga kulanka Derby Manchester oo axada dhacaya
Manuel Pellegrini’ Hogaamiyaha kooxda Manchester City ayaa todobaadkaan sheegay in kooxdiisa ay Go’an tahay ka Guuleysiga kooxda Manchester United si ay Dhibco ugu sareeyaaan kulanka Maalinta Bari ah ka dhici doono Garoonka Old Trafford.
Macalinka reer Holland oo saxaafada la Hadlay ka Hor kulanka kooxda Derby Manchester ayuu sheegay Van Gaal in kooxda Manchester city ay ugu cadahay ku Guuleysiga kulanka Derby Manchester

