Weeraryahankii Todobaadkii aynu soo dhaafnay kooxdiisa u dhaliyay 3-Gool Andy Carrol ayaa loo soo xushtay keydka kooxda West-ham Halka kooxda Hogaaminaysa Horyaalka ingiriiska aysan sameenin wax is badal ah.
Leicester XI: Schmeichel, Simpson, Huth, Morgan, Fuchs, Albrighton, Kante, Drinkwater, Mahrez, Okazaki, Vardy.
West Ham XI: Adrian, Antonio, Reid, Ogbonna, Cresswell, Obiang, Kouyate, Noble, Moses, Payet, Emenike.

