140-Ruux oo Lagu Dilay Xadka Dalalka Ethiopia iyo Koonfurta Suudaan

0

Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in ugu yaraan 140 ruux oo Ethopiyaan ah ay maleeshiyo kasoo jeeda koonfurta dalka Suudaan ay  ku dileen gobolka gambeela ee dalka Ethiopia.

Dadka geeriyooday ayaa ahaa dhamaan Ethiopian ku nool gobolka ku yaalo xadka dalalka Ethiopia iyo koonfurta sudan.

Maleeshiyada hubeysan  ee weerarka soo qaaday ayaa kasoo jeeda qoomiyada morile ee dagta dhanka xadka Ethiopia iyo koonfurta sudan ay wadaagaan.

Dowlada ayaa sheegtay in tira badan oo kooxdii weerarka soo qaaday ay ka dileen.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here