Michael Carrick:- Rashford Mustaqbal Wanaagsna ayuu ku Leeyahay kooxda Manchester United

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Manchester United Michael Carrick ayaa amaan usoo jeediyay weeraryahanka yarka ah ee Marcus Rashford sida uu xili ciyaareedkaan ula qabsaday kooxda.

Marcus Rashford oo 18-sano jir ah ayaa kooxda Manchester United u dhaliyay 6-gool 11-kulan uu kasoo muuqday dhamaan tartamada kadib markii kulankii ugu horeeyay uu kasoo muuqday kulankii Midtjylland ee Europa League.

Sidoo kale Marcus Rashford ayaa kooxda Mancheter United u dhaliyay xalay gool ay kaga adkaadeen kooxda West Ham kulan ku celis ahaa ee FA Cup quarter-final-kiisa oo xalay ka dhacay guriga kooxda Hamars

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here