Kalfadhigii 8-aad ee Baarlamanka Soomaliya oo Maanta Furmaya

0

Waxaa maanta Lagu wadaaa in Xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho  uu ka Furmo kalfadhigii 8-aad ee Mudanaaysaha Baarlamanka soomaliya waana kalfadhigii ugu dambeeyay ee baarlamanka 9-aad.

Furitaanka Kal-fadhiga 8-aad ee Mudanayaasha Baarlamanka soomaliya Waxaa la filayaa inuu ka qaybgalo madaxweynaha soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo furitaanka Khudbad ka jeedin doona.

Shalay ayaa lagu waday in uu Furmo kalfadhigii 8-aad ee Mudanaaysaha Baarlamanka soomaliya balse Gudoomiyaha Baarlamanka soomaliya Maxamed sheikh Cusmaan Jawaari ayaa mudanayaasha Baarlamanka soomaliya ku wargaliyay in uusan furmi Karin kulanka madaama madaxweynaha soomaliya xasan sheikh maxamuud oo ahaa mas’uulkii furi kalfadhiga  uu ku mashquulsan yahay arrimo kale. maanta uu furmi doono.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here