Weeraryahankii Hore ee kooxda Juventus iyo qaranka qaranka Talyaaniga Alessandro Del Piero ayaa aaminsan in koooxda Napoli ay ku guuleysan karto horyaalka dalka Talyaaniga.
Kooxda Juventus ayaa wali wadata recordkeeda Unbetten-ka kadib markii kulamadii ugu dambeeyay ay guuleysatay taasi oo ka dhigan In 20-kulan aan laga adkaanin kooxda difaacanaysa Horyaalka dalka Talyaaniga.
Kooxda Napoli ayaa sidoo kale xili ciyaareedkaan bandhig wanaagsan ku bilaabatay balse kaalinta labaad ay wali ku jirtaa kooxda Napoli waxayna hami ka leedahay ku guuleysiga Horyaalka dalka Talyaaniga.

