Qodobo Muhiim ah oo looga Hadlay Shirkii Golaha Wasiirada  Puntland+Sawirro

0

Golaha wasiirada Maamulka Puntland ayaa maanta shirkooda khamiis ahaa waxa ay ku yeeshteen xarunta Madaxtooyada maamulka Puntland ee Magaalada Garoowe.

Shirka waxaa shir Gudoominaayay Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/wali Maxamed cali Gaas waxaana loogu hadlay xaaladaha amniga, Abaaraha, iyo heshiiskii dhawaan ay kala saxiixdeen maamulka Puntland iyo dowlada dhexe ee soomaliya.

 

1 Warmurtiyeed 7 April 2016_0001 2 Warmutiyeed 7 April 2016 IMG_4892 IMG_4896 IMG_4900 IMG_4907 IMG_4908

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here