Arsenal oo Halaysa Xidiga Jack Wilshere oo Dhaawac ku Maqnaa

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Arsenal  Jack Wilshere ayaa ugu dambeyn kusoo laabtay kooxdiisa arsenal kadib dhaawacyo uu kaga maqnaa Mudooyinkii dambe.

Laacibka heerka caalami ee xulka dalka Ingiriiska ayaa kasoo muuqdan kooxdisa arsenal kadib dhaawac kasoo gaaray dhanka Lugta waxaa haatan la shaaciyay in uu bilaabay Tababarka kooxda arsenal.

Wilshere ayaa maanta lagu arkaayay Xirada Tababarka ee kooxda arsenal isaga iyo Goolhaye Petr Cech waxaana labada ciyaartooy la filayaa in ay kasoo muuqdaan kulanka Watford  oo maalinta bari ah dhacaya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here