General Xayle”Waan ka hor tageynaa weerarada Al-shabaab ay la damacsanyihiin Xarunta Shirka Jowhar”.

0

Xuseen cisman xeeyle abanduulaha  guutada 1-aad ee ciidanka xoogaa dalka ee gobolka shabeelada dhexe oo lahadlay idacada samba aya shegay  in ay ka hortagi donan werar kasta oo alshabab ay ku damcan in ay ka fuliyan magalada jowhar ee xarunta gobolka shabelada dhexe gara ahan halka lagu qabanayo shirka mamul u sameynta gobolada hiiran iyo shabelada dhexe kaasi oo u muqda iminka mid lasi amba qadi dono dhismihisa  abandulaha waxa u kalo shegay in lageyay ciidamo farabadan oo katirsan dowlada soomalaiya halka lagu qabanayo shirka iyo halka lagu so dhaweyo masuliyinta iyo odoyasha ka qeb qadanaya dhismaha shirkasi si ay u sugan ciidanka amankoda mudada usocon dono shirka

abanduule  Xuseen oo si hadlaya aya dhinaca kale shegay in cidanka dolada oo isugu jira meletari bolis iyo nabad sugid in  howlgalo ay ka sameyen 2malin ee inu so dhafnay gudaha magalada jowhar iyo degmoyin hostaga howlglkasina waxa uu tilmamay abandulku  in u aaha mid dadka guryahoda logu galyay si baritano logu sameyo dadka ku nol isago shegay in cidanku ay sameyan had iyo jer rondoyin lagu so qabanayo raga katirsan al shaabab  ee soogala gudaha  magalada jowhar   sida u hadalka u dshigay

kasokow hadlka kaso yeray  abanduulaha gguutada 1aad eeciidanka xooga dalka ee  gobolka shabeelada dhexe aya waxa jira dadalo lagu adkeynayo amanka magalada jowhar iyado u muqanayo ifafalo mujinayo in u dib u furmo shirka mamul usameynta gobolada hiran iyo shabelada dhexe kasi oo in muda ah hakad ugu jiray qilaf ka dhashay qabka lo qebsanayo awooda mamulkaasi lasameynayo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here