Qaramada midoobe oo mudda kordhin u sameysay Xafiiska Unsom ee Somaaliya

0

Xafiiska guud ee qaramada midoobe ayaa sheegay in muddadii loo kordhiyey xasiiska Unsom ee qaramada midoobe u qaabilsan Somaaliya.

Golaha ayaa sheegay in iyadoo ay jirto hanaanka doorasho ee dalka ka dhici doono ayaa golaha guud ee qaramada midoobe uu manta waqtiga u sii balaariyey xafiiska  qaramada midoobe Unsom waxaana uu sii shaqeyn doonaa tan iyo 31 bisha march ee sanadka 2017-ka.

15  xibnood oo ka midaa golaha guud ee qaramada midoobe ayaa soo jeediyey in xafiisku uu sii shaqeeyo tan iyo sanadka 2020-ka maadaama ka sokoow xiligaasi uu dalka marayo hanaanka dib u dhiska dalka, kaalmada qaramada midoobe ay siiso dowlada federaaka ah iyo u diyaar garowga in laga madax banaanaado xornimada ah , cabsi ku aadan in hanaanka doorashada dalka ee sanadka 2016 uu musuq maasuq galo.

Qaraarkaan muda kordhinta ah ayaa yaa goluhu uu ku sheegaqy in ay dhiiri galineyso in xafiiska qaramada midoobe ee u qaabilsan soomaaliya UNSOM uu is dhexgal la sameeyo bulshada soomaalida, hadii ay ahaan la haayeen haweenka, dhalin yarada, ganacsatada, hugaamiyayaasha diinta si looga gudbo wada shaqeenta hada muuqata ayuu  yiri golaha amaanka ee qaramada midoobe.

Xafiiska Unsom ayaa horay waqtigiisu uu ugu e kaa sanadkaan dhamaadkiisa.

 

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here