Hay-da gargaarka ee uu leeyahay madaxweynaha dalka imaaratka ee lagu magacaabo Sheikh Khalifa bin Zayed Al Nahyan, ayaa deeq gargaar oo kabada 1000 tan.
Afhayeen u hadlay Hay-ada gargaarka ee imaaratka ayaa sheegay in deeqdaan looga jawaabay abaaraha ka jira maamulka Somaliland.
Deeqdaan gargaar ayaa u badneed shixnado cunooyinka aas-aasiga ah waxaana ay ka koobneed 1,060 tan.
Deegaanada burco iyo sool ayaa deeqda badan keed loo qeybiyey dadka dagan halkiisi oo abaaro laga soo sheegayey.
800 oo deeqdaan ka midaa ay laga qeybiyey magaalada Barbara ee dakedda leh iyo xaafadaha ka tirsan .
Afhayeenka u hadlay dowlada imaaratka ee deeqdaan gargaar maanta ka qeybisay dhulka maamulka Somaliland ayaa sharaxay ugu dambeen waxa ay deeqdani iskugu jirto, isagoona sheegay in ay ka koobneed Sokor, Bariis, Bur, Timir, Saliid iyo gasacado caanaboora ah.

