Real Madrid oo Heshiis la Gaaraysa Xidiga  Eden Hazard,

0

Kooxda real Madrid ayaa xaqiijiyay in ay heshiis la gaari doono kooxda Chelsea oo ku aadan laacibka Hazard.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in macalinka kooxda Real Madrid Zinedine Zidane uu laacibkaan reer Belgium ku raad joogay lasoo wareegitaankiisa balse sanadkii 2012-kii uu ku biiray kooxda Chelsea ee Galbeedka Magaalada London.

Dhanka kale kooxda Real Madrid ayaa la xaqiijiyay in ay iibin doonto xidigaha James Rodriguez ama Isco, kuwaasi oo dhawaan dhankooda shaaciyay ka dhaqaaqista kooxda Spain ka dhisan,

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here