Kooxda Arsenal ayaa Guul weyn ka Gaartay kooxda dhawaan ka imaaday horyaalka heerkiisa Labaad ee Watford kadib ciyaar ka dhacday Guriga kooxda Watford
Goolasha kooxda arsenal waxaa u dhaliyay xidiga Alexis Sanchez, Olivier Giroud and Aaron Ramsey oo Bandhig wanaagsan lasoo baxay ciyaartii xalay
Watford: Gomes, Nyom (Berghuis 69), Prodl, Cathcart, Ake, Anya (Paredes 81), Capoue, Watson, Abdi (Ibarbo 75), Ighalo, Deeney.
Subs not used: Britos, Behrami, Gilmartin, Holebas.
Booked: Nyom, Gomes.
Arsenal: Cech, Bellerin, Mertesacker, Koscielny, Monreal, Coquelin, Cazorla, Ramsey, Ozil (Arteta 81), Sanchez (Oxlade-Chamberlain 80), Walcott (Giroud 64).
Subs not used: Debuchy, Gibbs, Chambers, Macey.
Booked: Mertesacker.
Goals: Sanchez 62, Giroud 68, Ramsey 74.
Att: 20,721
Ref: Mike Jones (Cheshire).




