Axmed Cali Daahir Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo ku sugan Magaalada Garoowe ayaa Wareeysi uu Siiyey Radio Simba ku faahfaahiyey Socdaalka uu ku Joogo Deegaanada Puntland gaar ahaan Garoowe.
Xeer ilaaliyaha ayaa waxaa uu sheegay inuu halkaa u tagay arimo la xariira tabashooyinka Puntland ee ay ka qabto doorashooyinka iyo sidii looga qancin lahaa Maamulka Puntland.
Halkaan ka dhageyso Wareeysiga uu Siiyey Radio Simba Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Waxaana Wareeystay Wariye Xasan Maxamed Samatar ( Cowke)

