Dagaal u dhaxeeya Dadka Deegaanka iyo Xarakada Al-shabaab ayaa ka socda Deegaanno Hoostaga Magaalada Marka

0

Wararka aynu haatan ka helayno qeybo kamid ah Gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in uu socdo Dagaal xoogan oo u dhaxeeya qaar kamid ah dadka deeganka Magaalada Marka iyo ciidamo ka Tirsan xarakada al-shabaab

Ilaa Haatan lama Ogo waxa sababay dagaalka U dhaxeeya ciidamada ka Tirsan xarakada al-shabaab iyo dadka deegaanka Magaalada Marka ee ee Gobolka shabeelaha ku Nool

Maamulka Magaalada Marka ee dowlada soomaliya ayaa ka Gaabsaday in ay ka Hadlaaan dagaalka Hatan ka socda qeybo kamid ah Magaalada Marka ee u dhaxeeya dadka deeganka Magaaladaas iyo ciidamada al-shabaab

ilaa Haatan lama Oga qasaaraha ka dhashay dagaalka Haatan u dhaxeeya ciidamada al-shabaab iyo dadka Deeganka Magaalada Marka ee Gobolka shabeelaha Hoose

Dagaalka ayaa Intiisa badan ka socda deeganada jilib Marko iyo dhanaane ee hoos Taga Magaalada Marka

 

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here