Goolhaye Murugooday kadib Markii Shaqada laga Ceyriyay Macalinkiisa

0

Goolhayaha kooxda Chelsea Thibaut Courtois ayaa xaqiijiyay in uu murugo dareemaya kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea lmacalin Jose Mourinho.

Kooxda Blues-ka ayaa xili ciyaareedkii haatan bilowday ku bilaababatay waayo aan wanaagsaneed kadib markii ay la kulantay guuldarooyin kala duwan taasi uu keentay in maamulka Chelsea ay shaqada ka ceyriyaan macalin Jose Morinho.

Goolhayaha heerka caalami ee xulka dalka Belgium-ga oo kooxda xili ciyaareedkii Hore kula guuleystay horyaalka dalka ingriiska ayaa tilmaamay in murugo badan uu dareemay markii shaqada laga ceyriyay macalin Jose Morinho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here