War Deg Deg:- Weerar lagu Qaaday Xarunta Beerta Nabada.

0

Kooxo Hubuysan ayaa caawa weerar loo adeegsaday gaari  waxyaabaha qarxay laga soo buuxiyay waxa ay ku qaadeen  xarunta beerta Nabada ee Magaalada Muqdisho.

Wararka qaar ayaa sidoo kale sheegaya in kooxda hubeysan ay weerar ku qaadeen Hoteel syl ee Magaalada Muqdisho oo dhawan sidaan oo kale loo weeraray.

Wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here