Cristiano Ronaldo’ : Mustaqbalkayga Waxa uu Yalaa kooxda Real Madrid

0

Kooxda Real Madrid ayaa la aaminsan in aysan ka walwalsaneen in heshiis cusub ay ka saxiixato laacibkeeda weerarka ka ciyaara ee Cristiano Ronaldo’ kasoo la aaminsan in uu sii ciyaari karo inta laga gaarayo sanadka 2020

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Portugal oo Todobaadkaan ku Guuleystay  kabta Dahabka ayaa sheegay in uu aad ugu Faraxsan yahay sii joogitaanka kooxda Real Madrid

Cristiano Ronaldo ayaa sidoo kale sheegay in Riyadiisa ay tahay in uu Mustaqbalkiisa ku dhameysto kooxda caasimada dalka Spain ka dhisan ee Real Madrid wallow uu dalabyo ka helay kooxaha PSG iyo Manchester United

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here