Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Cadaado Gaaray.

0

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Maxamed Sh.Xasan Xaamud ayaa Maanta gaaray Magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud oo Xarun KMG u ah Maamulka Galmudug

Taliyaha ayaa Si weyn loogusoo dhaweeyey Magaalada Cadaado Waxaana uu kulamo la qaatay Masuuliyiinta Maamulka Galmudug gaar ahaan Madaxweyne ku Xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey iyo Saraakiisha Ciidamada Maamulka Galmudug ee ku Sugan Cadaado

Waxaana Dhawaan kormeeridoonaa deeganada dhaca duleedka Magaalada Cadaado oo ay xeryo Ciidan ku leeyihiin Ciidamada Maamulka Galmudug isagoona intuusan Cadaado imaan ka hor la sheegayo inuu tababar usoo xiray Ciidam ka Tirsan Maamulka Galmudug.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here