Gudoomiyaha golaha Shacabka oo Nairobi kaga qeyb galayo Shirka gudoomiyasha barlamaanada ee bariga africa.

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya halkaas oo uu kaga qeyb galayo kulanka 17-Aad ee guddoomiyaaasha baarlamaanada wadamadda ku bahoobay
Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Africa (EAC).

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here