MW axmed madoobe oo kulan la qaatay masuliyiin ka socda Sacuudiga.

0

Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Safiirka Boqortooyada Sucuudiga Mudane Axmed Bin Maxamed Almowallad.

Kulanka ayaa lagaga hadlay tageerada Boqortooyada Sucuudiga ee dhinacyada kala duwan iyo sidii Dowladda Jubaland ay uga tageeri lahayd mashaariicda hormarinta adeegyada bulshada.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here