Howlgalo amni xaqiijin oo laga sameyay magaalada kismaayo.

0

Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubbaland ayaa xoojiyay howlaha xaqiijinta amniga magaalada Kismaayo waxayna shalay  soo bandhigeen koox Darawallo kaxeeya gaadiidka noocyadiisa kala duwan kuwaas oo isticmaalayay Decoment been abuur ah oo horseedi kara arimo amniga lid ku ah.

 

Ciidamada Nabadsugidda ayaa si gaara u baaraya gawaarida kala duwan ee ay isticmaalayaan qeybaha kala duwan ee bulshada waxayna hubinayaan islamarkaana xaqiijin ku sameenayaan sharciga gaariga tixraaca wadaha gaariga si looga hor tago khatar kasta oo ay adeegsan karaan al shabab

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here