faahfaahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay sh.hoose

0

Wararka ka imaanaya degmada  Janaale  ee gobolka sh. Hoose ayaa sheegaya in halka xalay  ay ka dheceen dagaalo u dhaxeyay al shabab iyo ciidanka atmis

 

War ka soo baxay Al-shabaab oo lagu daabacay baraha Internedka ee iyaga taageera ayaa lagu sheegay in xero halkaa ay ku leeyihiin ciidamada atmis ay ku qaadeen weerar culus

 

Dhinaca kalana nooma suurta galin in aan helno faah-faahin ku saaabsan sida halka aay wax uga dhaceen. Sidoo kale lama oga ilaa iyo hadda kahsaaraha dhabta ah ee dagaalkaas ka dhashay maadaama xogtu ay aad u koobantahay.

 

Degmada janaale ayaa ka mid ah meelaha al shabab marar badan ay werareen iyadoona la kulma iska caabin xoogan klaga timaada ciidanka  halkaasi saldhigyada ku leh

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here