Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay dagaal xooggan oo Ciidanka Xoogga dalka iyo dagaalamaayasha AL-Shabaab ku dhexmaray gobolada dalka qaarkood sida Mudug, Shabeellaha Dhexe iyo Bakool ay ku dishay in badan 80 xubnood oo ka tirsan AS.
Qoraal kasoo baxay Dowaldda ayay guulo waa weyn uga sheegatay dagaaladaasi khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac leh la gaarsiiyay xubniha Ka tirsan Al shabab


