Somaliland oo Si Kulul Kaga hadashay Hadal Kasoo Baxay Dowladda Soomaaliya

0

Somaliland ayaa hadal quursi iyo is yeel yeel ah ku tilmaantay hadal ay dowlada Soomaaliya ku sheegtay in Somaliland ay caburin ku hayso dadka kasoo horjeeda heshiiska bada ee Itoobiya.

 

Warsaxaafadeed kasoo baxday Wasaarada Warfaafinta Somaliland, oo lagaga jawaabay eedaynta dowlada Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in sirdoonka dowlada federaalku uu maalmihii u danbeeyay beegsi ku hayay dadka kasoo jeeda Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho, isla markaana qaar kood gacan ka hadal lagu weeraray.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here