Deni oo Maxkamadda Dastuuriga Ka Dalbaday in Lakala Diro Baarlamaanka

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa maxkamadda dastuuriga ah ka dalbatay in ay go’aan sharciyeed ka soo saarto arrinta Baarlamanka.

 

Maxkamaddu jawaab ka bixin dalabka xukuumadda ee ku saabsan burinta go’aankii Baarlamanka si loo kala diro.

 

 

Dhinaca kale, ma jiro wax fadhi ah oo Baarlamanka Puntland yeelanayo ka hor Khamiista Todobaadkan sida ay noo xaqiijiyeen xildhibaanno ka tirsan golaha.

 

 

Deni iyo guddoonka baarlamaanka oo markii hore ku wada socday siyaasad is -oggol ah, ayaa kala fogaaday markii uu Deni ka tanaasulay qorshihiisii ahaa doorasho qof iyo cod ah, uuna ka horyimid go’aankii isimada SSC- Khaatumo oo ahaa in sanad loo kordhiyo baarlamaanka hadda jira.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here