Wararka Madasha Siyaasadda Puntland oo Saciid Deni Ku Eedeysay Qodobo Xasaasi ah By Radio Simba - Eylül 19, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Madasha Siyaasadda Puntland oo ay ku mideysan yihiin inta badan xisbiyada iyo siyaasiyiinta deegaanada maamulkaas ayaa soo saartay bayaan xasaasi, iyagoo lix arrimood oo culus ku eedeeyey Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni.