Madaxweynaha Dowladda Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam Markuu arkay:-
Dastuurka Dowladda Jubaland,Cutubkiisa 4aad,Qodobka 72aad , Farqada(3aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland.
Markuu Latashaday:- Madaxweyne ku-xigeenada Dowladda Jubaland.
Wuxuu Madaxweynaha Dowladda Jubaland u magacaabay Mudane Sadik Abdullahi Bogale
Wakiilka Dowladda Jubaland u Jooga Dalka Kenya.
Magacaabistan waxay dhaqan galaysaa marka uu Madaxweynuhu sixiixo wuuna sixiixay.

