Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo Ansixiyay 8-xisbi Siyaasadeed

0

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xisbiyada rasmiga ah ee Puntland.

Warqad ka soo baxday Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa lagu ansixiyay 8 Xisbi Siyaasadeed oo si rasmi ah Puntland u yeelatay.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane. Cabdirashid Yuusuf Jibriil ayaa Hambalyeeyay dhammeystirka nidaamka Xisbiyadda Siyaasadda ee Puntland.

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ayaa guud ahaan dadweynaha Puntland ugu Hambalyeeyay ansixinta 8 Xisbi Siyaasadeed ee Rasmiga ah ee Dawladda Puntland oo ay shaaciyeen Guddiga TPEC.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here