Dowladda Soomaaliya oo Saraakiil u Xirtay Qaraxii Kuliyadda Jaalle Siyaad

0

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in saraakiil ciidan oo katirsan hay’daha amniga dowladda loo xiray weerarkii ismiidaaminta ah ee ka dhacay xerada Jaalle Siyaad.

Wasiir ku xigeenka gaashaandhigga Soomaaliya, C/fitaax Qaasim ayaa shaaca ka qaaday in 14 sarkaal oo uu ku jiro Taliyihii Kulliyadda Jaalle Siyaad loo xiray weerarkaas oo ay ku dhinteen in ka badan 30 askari.

Hadalkaan ayuu wasiir ku xigeenka gaashaandhigga ka sheegay kulanka uu Golaha Shacabka su’aalo ku weydiinayay wasiirka gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabiqaadir Maxamed Nuur.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here