Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo Howlgal Ku Dilay 25-Al-shabaab

0

Ciidanka xoogga dalka ayaa 25 xubnood oo ka tirsanaa Shabaab ku dilay deegaanno dhaca galbeedka degmada Waajid ee gobolka Bakool halka tiro intaasi ka bandanna lagu dhaawacay, xilli ay shabaab u isku diyaarinaysay dhagarta shacabka Soomaaliyeed.

Guddoomiyaha degmada Waajid, Maxamed Macallin Yuusuf oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Shabaab la laayay ay shan ka mid ihi ahaayeen ajaanib, isagoo intaa raaciyay in dhaawacyadii ay ka carartay shabaab iyagu soo qaadeen.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here