Maamulka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday inuu ka walaacsan yahay xaalada gobolka Gedo oo ay tilmaameen iney hurinayaan shaqsiyaad dano gaara kaleh kala qeybinta dadka reer Jubbaland.
War qoraalka ah oo kasoo baxay Jubbaland ayaa lagu sheegay in gobolka Gedo maamulka Jubbaland ay ku matalaan 26 Xldhibaan, halka heer Fedaraal ay ku Matalaan 16 Xildhibaan, islamarkaana 98% kiiba ay taageersan yihiin maamulka Jubbaland.


