Ganacsade Lagu Dilay Magaaladda Laascaanood, Dilalka oo Sii Kordhaya

0

Kooxo hubeysnaa ayaa xalay Magaaladda Laascaanod ee Gobolka Sool waxa ay ku dileen Nin Ganacsade ahaa.

Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Jaamac Cilmi Kadiye  (Jaamac Qaxooti), wuxuuna ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee ku dhaqan magaalada Laascaanood.

Marxuumka ayaa toogasho lagu dilay, waxaana baxsaday kooxihii ka dambeeyay dilkaasi, sida ay innoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka ee ku dhaqan Magaaladda Laascaanood.

Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray, Jaamac Cilmi Kadiye  (Jaamac Qaxooti), wuxuuna ka mid ahaa ganacsatada waa weyn ee ku dhaqan magaalada Laascaanood.

Goobta lagu dilay jaamac Qaxooti, waxaa ka baxsaday kooxihii ka dambeeyay dilkaasi, sida ay inoo sheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka ee ku dhaqan Magaaladda Laascaanood.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here