Wararka Xukuumadda oo Soo Saartay Amar Ku Socda Ganacsatada Dawooyinka By Radio Simba - Mart 21, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya ayaa soo saartay amarro lagu xakameynayo isticmaalada dawooyinka oo ay sheegtay in lagu yareynayo waxyeellaada caafimaad ee ka dhalata.