Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Wasiirka Maaliyadda Maamulkiisa

0
Tix-raac: XM/DGJS/022/2023 kuna saabsan magacaabid Wasiirka Wasaarada Maaliyada iyo hormarinta dhaqaalaha.
Madaxweynaha Dowladda Jubaland
Markuu arkay: Dastuurka Dowlada Jubaland, Cutubkiisa 4aad ,Qodobka 72aad, Farqada(3aad) ee ku aadan awooda madaxweynaha, ee magacaabida xubnaha Golaha Fulinta Jubaland.
Markuu Latashaday: Madaxweyne ku-xigeenada Dowlada Jubaland.
Wuxuu Madaxweynaha Dowlada Jubaland u magacaabay Mudane Axmed Cabdirisaaq
Maxamed Wasiirka Wasaaradda Maaliyada yo Hormarinta Dhaqaalaha.
Magacaabistani waxay dhaqan galaysaa mark uu Madaxweynuhu sixiixo wuuna sixiixay
DHAMMAAD

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here