John Stones oo la xaqiijiyay in uu safan  Kulanka Manchester United iyo Evertoon

0

Kooxda Evertoon ayaa heshay war ku aadan in caafimaad taam uu qabo daafaca yar ee John Stones kasoo diyaar u ah wajihitaanka kooxda Manchester United kulamada Horyaalka dalka Ingiriiska

Macalinka kooxda evertoon Roberto Martinez ayaa saxaafada u sheegay in kooxdiisa ay dib u heli doonto laacibka daafaca ka ciyaara ee John Stones kasoo Maalmihii dambe dhaawac kooxda kaga Maqnaan

John Stones ayaa sidoo kale seegay kulamo xulkiisa dalka ingiriiska xili uu dhaawac soo gaaray Bilowgii bishaan laakin waxa uu kasoo muuqan doonaa kulanka Manchester United iyo Evertoon

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here