Wararka Beesha Xawaadle oo Ka Hor Timid Qaab-dhismeedka Maamulka Hir-shabeelle By Radio Simba - Şubat 19, 2023 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Shirweyne laba maalmood magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga socday beesha Xawaadle ayaa lasoo gabagabeeyey, iyadoo laga soo saaray war-saxaafadeed dheer oo ka kooban 16 qodob. Halkaan hoose ka Akhriso Qodobadda kasoo baxay shirka Beesha Xawaadle.