Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Gaaray caasimada Luxembourg City

0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur( Madoobe) ayaa gaaray caasimada Luxembourg City ee dalka Luxembourg.

Wafdigan ka socday dowladda Soomaaliya waxaa ku soo dhoweyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Baarlamaanka Luxembourg Mudane Fernand Etgen.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdigiisa ayaa uga mahadceliyey dhigiisa dalka Luxembourg Fernand Etgen, waxa uuna sheegay inta uu ku suganyahay dalkan uu kala hadli doono horumarinta Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here